0

miscililso

f g3 (-saday, -satay)

Xero miscilil u yeealsho ood meel la degi rabo ku astasysasho.

0

miscirir

m dh

Eeg: miscilil¹

0

mise

m l

1. Isku m.: isku mid. 2. M. haaga miihi: kula mid miihi. ld mase¹.

0

misee

f g2 (-seeyay, -seysay)

1. Laba wax ama ka badan mase ka dhigid. 2. Ku m.: wax, wax ku matalid. ld masee.

0

miseyn

m dh

ld maseyn.

0

mishaari

m dh

Eeg: mushaalli

0

mishaariyee

f g2 (-yeeyay, -yeysay)

Eeg: mushaalliyee

0

mishaariyeyn

m f dh

Eeg: mushaalliyeyn

0

mishiggaan

m l

Eeg: mashiingaan

0

mishiin

m l

Eeg: mashiin

0

misig

m dh (-sko, m.l)

Xubinta u dhexayso bawdada iyo lafdhabarka xaggeeda hoose;sin.

0

misil

m l

Gaaridda ay gaaraan meseggo, digir iwm heerkii la goosan lahaa.

0

misir

m dh

Qori weyn oo adag oo wax lagu shito. 2. Qori laga dillaacsadey qori kale oo weyn.

0

miski

m l

Cadar aad u udgoon.

0

miskiin

m dh

Eeg: miskiinad

0

miskiinad

m dh (-do, m.l)

1. Qof dumar ahoo aan hanti lahayn ama cayr ah; haweenaymiyiri aan shiddo badnay. ld maskiin², maskiinad, miskiin².

0

miskiinlaa

m l

Geed sida cadaadda qodaxo badan oo qaroofsan leh.

0

miskiinnimo

m dh

Miskiin ahaansho. ld maskiinnimo.

0

mislee

f g2 (-leeyay, -leysay)

Ku m.: 1. Wax, wax kale ku matalid. 2. Wax, wax kale la simid.

0

misleyn

m f dh

Eeg: mislee

0

misna

xi. ld misana.

0

misoobid

m f dh

ld masoobid.

0

misow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Wax, wax kale la mid noqosho. ld masow.

0

mistisiimo

m dh (dii.)

Ficil diineed ay dadku ku doonaayeen runta, aqoonta, midnimada Ilaaha.

0

mitaal

m l

Eeg: misaal

0

mitami

f g2 (-iyay, -isay)

Si siman u kaltansiin (wax). ld miltami.

0

mitamid

m f dh

ld miltan¹, miltamid, mitan¹.

0

mitamin

m f dh

ld miltamin.

0

mitan

m l

1. Kaltan. 2. ld miltamid.

0

mitansasho

m f dh

ld miltansasho.

0

mitanso

f mg3 (-saday, -satay)

Wax kaltan u gelid. ld miltanso.

0

mitid

f mg1 (-day, -dday)

Eeg: mintid²

0

mitidid

m dh

Eeg: mintidid

0

mitidnimo

m dh

Eeg: mintidnimo

0

mitimiye

m l (-yayaal, m.l/dh)

(kiim.) Dhuun quraarad ah oo leh heerar cabbir oo lagu qiyaaso mugga hoor ka shubmaya iyada marka la furo xubin qasabad ah oo ku samaysan. Waxa lagu isticmaalaa habka saafid muggeedka.

0

mitir

m l (fiis.)

Summad m. Halbeegga caalamiga (H.C.), ee dhererka loona qeexo dherer le'eg muunadda caalamiga ee ka samaysan balaatinam, iridiyam, laguna xafido waaxda keydinta cabbirka iyo miisaanka, kuna taalla Sefres, agagaarka Baariis.

0

mitiri

f g2 (-iyay, -isay)

Wax mitir ku cabbirid.

0

mitirin

m f dh

ld mitiris.

0

mitiris

m l

Eeg: mitirin

0

mitirkubbe

m l

1. Cabbir hooraha lagu qiyaaso, oo saddex jibbaaran.2. Guri m. ah: guri ka samysan alwaax laysku dhedhejiyey.

0

mitirsad

m l

Eeg: mitirsasho

0

mitirsan

f mg1 (-samay, -santay)

Wax mitir lagu cabbiray ahaansho.

0

mitirsanaan

m f dh

ld mitirsanaansho.

0

mitirsanaansho

m l

/dh ld mitirsanaan.

0

mitirsasho

m f dh

ld mitirsad, mitirsi.

0

mitirsi

m l

Eeg: mitirsasho

0

mitirso

f g3 (-saday, -satay)

Wax mitir ku cabbirasho.

0

mixdin

m l

Eeg: maxdin

0

mixnad

m dh (-do, m.l)

Dhibaato badan. ld mixno.

0

mixno

m dh

Eeg: mixnad

0

mixraab

m l (dii.)

Maasaajidka gudihiisa meesha imaanka dadka tujiya loo sameeyo oo dhismo yar oo kuusan oo bannaanka u baxsan leh.

0

miyaa

qr we

Qurub tilmaamaya in ay su'aali saaran tahay ereyga ama weerta uu weheliyo. Tus. “Wiilasha miyaa yimid?”, “Miyuu Cali yimid?”, “Miyuusan Cali imaanayn?”. miyaaso m.dh Libaax-badeedka jaad ka mid ah.

0

miyelooma

m l (daaw.)

Cudur daran (kansar) oo ku dhaca dhuuxa lafta. Astaamo: a) unugyada balasma oo aad ugu bata dhuuxa lafta; b) kansarka oo lafaha gala oo raajada lagu kashifo godad lafta ku yaal; c) gaamma Golobulin aan caadi ahayn oo dhiigga laga helo; sida badan IgG (Immunoglobulin).

0

miyi

m l

Dhul magaalooyinka ka fog oo xoolo dhaqatadu ku noolyihiin; baadiyo.

0

miyid

m f dh

'i.

0

miyir

m l

1. Kartida wax lagu kale sooco ama lagu garto, caqli; maan. 2. Digtoonaan iyo isjirid wax lagu qabto si aan wax dhibaato keena u dhicin, degganaan, xasilloonaan. 3. ld miir 1 (2).

0

miyir-beel-gaaban

m l (daaw.)

Qallal.

0

miyirbeel

m l (daaw.)

Xaalad miyir la'aaneed.

0

miyirbeelid

m f dh

ld miyirbeel¹ (2).

0

miyiri

f mg2 (-iyay, -isay)

1. U m. qof si tartiib ah wax ugu sheegid. 2. U m.: si deggan wax u qabasho.

0

miyirin

m f dh

ld miirin.

0

miyirsad

m l

Eeg: miyirsasho

0

miyirsasho

m f dh

ld miirsad, miirsasho, miirsi (2), miyirsad, miyirsi.

0

miyirsi

m l

Eeg: miyirsasho

0

miyirso

f mg3 (-saday, -satay)

1. Suuxdin ama wax kale oo caqliga dooriya kaddib miyir yeelasho. 2. Qof dhallinyaro ah oo fudud xasilid. 3. Qof sarkhaanay saaxi naqosho. ld miirso.

0

miyirtir

f g1 (-ray, -rtay)

1. Qof, wax maanka dooriya siin. 2. Qof jug dhaawac iwm oo miyirkiisa dooriya gaarsiin.

0

miyirtirid

m f dh

Eeg: miyirtir

0

miyobi

m dh

Arag dhowaad.

0

mocooyo

m dh

Eeg: macooyo

0

mohaar

m l (-rro, m.dh)

Qiyaas nus jawaan dhan oo lagu cabbiro dalagga beerta. ld mohoor.

0

mohasho

m dh

Eeg: muhasho

0

mohi

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: mihi

0

mohin

m dh

Eeg: mihin

0

mohis

m l

Eeg: mihin

0

moho

f mg3 (-hday, -hatay)

Eeg: muho

0

mohoor

m l

Eeg: mohorad

0

mohorad

m dh (-do, m.l)

Kiintaal la kala baray barkii. ld mohaar, mohoor.

0

mohosho

m dh

Eeg: muhasho

0

mokhoddan

m l (muus.)

Durbaan laga yaqaan gobollada koonfureed. ld mokhoddon.

0

mokhoddon

m l

Eeg: mokhoddan

0

mokhoor

f mg1 (-ray, -rtay)

Eeg: makhoor²

0

mokhoorid

m dh

Eeg: makhoorid

0

mongolisam

m l (daaw.)

Nooc dhimanaasho garaad oo lagu dhasho, waxaana keena isbeddel ku dhaca koromosoomka lam. 21 oo noqda (3) saddex koromosoom meeshi laga rabey (2) labo. Astaamaha ugu waaweeyn: indhaha oo si dadban u jeexan sida dadka reer Mongooliya oo magaca cudurka laga soo xigtay, madax wareeg ah, kamas aad u muuqata calaacallo aan caadi ahayn, sida xarriiq keliya oo calaacasha dhexmareysa, gaabnaan, laalaab maqaareed, dhego yar-yar oo wareeg ah, carrab kala jeexan.

0

monosakaraydh

m l (-dhyo, m.dh)

(baay.) Kaarboohaydraytyo aan ku burburi karin falka asiidhada badhaxan. moobah m.dh Ur la kahsado aanse qurunna ahayn sida meyraxda quraca, toonta iwm. ld moomah.

0

moobil

m l

Qalabka guryaha la dhigto, sida sariiraha, armaajooyinka iwm oo ka samaysan alwaax la qurxiyey.

0

mood

m l

1. Maalka inta aan xoolaha nool ahayn. 2. Meyd.

0

mǫod

f g

/lg1 (-day, -dday) 1. (f.g) Wax meel dhaafid. 2. (f.lg) Si gef ah wax, u qaadasho.

0

mooddo

m dh

Sida wax la moodayo; male; fakar; ictiqaad.

0

moodid

m f dh

ǫod².

0

moodo

m dh (-ooyin, m.l)

Hab.

0

moodsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la dhafay ahaansho.

0

moodsanaan

m f dh

ld moodsanaansho.

0

moodsanaansho

m l

/dh ld moodsanaan.

0

moodsasho

m f dh

Eeg: moodso

0

moodsii

f g2 (-iiyay, -iisay)

Wax meel dhaafsiin ama gudbisiin.

0

moodsiin

m f dh

ld moodsiis.

0

moodsiis

m l

Eeg: moodsiin

0

moodso

f g3 (-saday, -satay)

Wax gudbisasho.

0

moofayn

m dh

Eeg: muufayn

0

moofee

f g2 (-feeyay, -feysay)

Eeg: muufee