Qaamuuska Asalka
miyirso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
1. Suuxdin ama wax kale oo caqliga dooriya kaddib miyir yeelasho. 2. Qof dhallinyaro ah oo fudud xasilid. 3. Qof sarkhaanay saaxi naqosho. ld miirso.
Erayo la-mid ah
miyiDhul magaalooyinka ka fog oo xoolo dhaqatadu ku noolyihiin; …miyid'i.miyir1. Kartida wax lagu kale sooco ama lagu garto, caqli; maan. …miyir-beel-gaabanQallal.miyirbeel1. Lumidda garashadu ka lunto qof. 2. ld miyirbeelid.miyirbeelXaalad miyir la'aaneed.miyirbeelSuuxid dhaawac, cudur iwm oo qof ku dhacay wax lakala garan …miyirbeelidld miyirbeel¹ (2).

