Qaamuuska Asalka
miscililso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Xero miscilil u yeealsho ood meel la degi rabo ku astasysasho.
Erayo la-mid ah
miscilil1. Irridda xerada. 2. Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay oo…miscililXero miscilil u sameyn ood astaan ahaan jabad u dhigid.miscilili1. Xero miscilil u yeelid. 2. Ood booscelis ah samayn.miscililoXero miscili u yeelasho.miscililsanWax la miscililay ahaansho (xero).miscililsanaanld miscililsanaansho.miscililsanaansho/dh ld miscililsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
