Qaamuuska Asalka
miscilil
(-lo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Irridda xerada. 2. Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay ood-afadu korka ka qabato. 3. Ood astaan ahaan loo dhigto jabad si aan cid kale u degin. ld miscirir.