Qaamuuska Asalka
miscililsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax la miscililay ahaansho (xero).
Erayo la-mid ah
miscilil1. Irridda xerada. 2. Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay oo…miscililXero miscilil u sameyn ood astaan ahaan jabad u dhigid.miscilili1. Xero miscilil u yeelid. 2. Ood booscelis ah samayn.miscililoXero miscili u yeelasho.miscililsanaanld miscililsanaansho.miscililsanaansho/dh ld miscililsanaan.miscililsoXero miscilil u yeealsho ood meel la degi rabo ku astasysash…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
