Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

miskiinlaa

MagacLafdheeri

Macnaha

Geed sida cadaadda qodaxo badan oo qaroofsan leh.

Erayo la-mid ah

miskiCadar aad u udgoon.miskiin1. Nin aan hanti lahayn ama cayr ah. 2. Nin aan shiddo badna…miskiinad1. Qof dumar ahoo aan hanti lahayn ama cayr ah; haweenaymiyi…miskiinnimoMiskiin ahaansho. ld maskiinnimo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms