Qaamuuska Asalka
mitimiye
(-yayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Dhuun quraarad ah oo leh heerar cabbir oo lagu qiyaaso mugga hoor ka shubmaya iyada marka la furo xubin qasabad ah oo ku samaysan. Waxa lagu isticmaalaa habka saafid muggeedka.
Erayo la-mid ah
mitidld mintidid.mitirCabbir dhererka lagu qiyaaso oo boqol sentimitir ama 1.093 y…mitirSummad m. Halbeegga caalamiga (H.C.), ee dhererka loona qeex…mitiriWax mitir ku cabbirid.mitirinld mitiris.mitirkubbe1. Cabbir hooraha lagu qiyaaso, oo saddex jibbaaran.2. Guri …mitirsanWax mitir lagu cabbiray ahaansho.mitirsanaanld mitirsanaansho.

