Qaamuuska Asalka
mitirkubbe
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Cabbir hooraha lagu qiyaaso, oo saddex jibbaaran.2. Guri m. ah: guri ka samysan alwaax laysku dhedhejiyey.
Erayo la-mid ah
mitidld mintidid.mitimiye(kiim.) Dhuun quraarad ah oo leh heerar cabbir oo lagu qiyaa…mitirCabbir dhererka lagu qiyaaso oo boqol sentimitir ama 1.093 y…mitirSummad m. Halbeegga caalamiga (H.C.), ee dhererka loona qeex…mitiriWax mitir ku cabbirid.mitirinld mitiris.mitirsanWax mitir lagu cabbiray ahaansho.mitirsanaanld mitirsanaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
