Qaamuuska Asalka
mitir
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Cabbir dhererka lagu qiyaaso oo boqol sentimitir ama 1.093 yaardi ka dhigan.
Erayo la-mid ah
mitidld mintidid.mitimiye(kiim.) Dhuun quraarad ah oo leh heerar cabbir oo lagu qiyaa…mitiriWax mitir ku cabbirid.mitirinld mitiris.mitirkubbe1. Cabbir hooraha lagu qiyaaso, oo saddex jibbaaran.2. Guri …mitirsanWax mitir lagu cabbiray ahaansho.mitirsanaanld mitirsanaansho.mitirsanaansho/dh ld mitirsanaan.

