Qaamuuska Asalka
makhoor
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Hab doonyaha shiraaca leh u socdaan marka ay aadayaan jihada ay dabayshu ka imaaneyso iyagoo hadba dhan isu dadbaya. 2. ld makhoorid.
Erayo la-mid ah
makhaaneSuun dun ka samaysan oo fardaha madaxa loogu xiro. ld maqaam…makhaayaadleQof makhaayad leh. ld maqaayadle.makhaayadMeel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cunt…makhabbiyadQof dumar ah oo gurigeeda ku dhowrsan oo aan loo oggoleen in…makharjeM. ah: harar lagu naqshay midabbo kala duwan oo aan kala soo…makhluuq1. Nafleyda Eebbe abbuuray oo dhan; uun. 2. Dad.makhmalMaro xariir ah oo ay haweenkii hore qaadan jireen.makhmaradWeel khamrada laga gato laguna cabbo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
