Qaamuuska Asalka
makhmal
MagacLafdheeri
Macnaha
Maro xariir ah oo ay haweenkii hore qaadan jireen.
Erayo la-mid ah
makhaaneSuun dun ka samaysan oo fardaha madaxa loogu xiro. ld maqaam…makhaayaadleQof makhaayad leh. ld maqaayadle.makhaayadMeel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cunt…makhabbiyadQof dumar ah oo gurigeeda ku dhowrsan oo aan loo oggoleen in…makharjeM. ah: harar lagu naqshay midabbo kala duwan oo aan kala soo…makhluuq1. Nafleyda Eebbe abbuuray oo dhan; uun. 2. Dad.makhmaradWeel khamrada laga gato laguna cabbo.makhnaatadHadal ama dhaqan aad u xun. ld makhnaato.

