Qaamuuska Asalka
makhaane
(-nayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Suun dun ka samaysan oo fardaha madaxa loogu xiro. ld maqaame.
Erayo la-mid ah
makhaayaadleQof makhaayad leh. ld maqaayadle.makhaayadMeel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cunt…makhabbiyadQof dumar ah oo gurigeeda ku dhowrsan oo aan loo oggoleen in…makharjeM. ah: harar lagu naqshay midabbo kala duwan oo aan kala soo…makhluuq1. Nafleyda Eebbe abbuuray oo dhan; uun. 2. Dad.makhmalMaro xariir ah oo ay haweenkii hore qaadan jireen.makhmaradWeel khamrada laga gato laguna cabbo.makhnaatadHadal ama dhaqan aad u xun. ld makhnaato.

