Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

makhaayad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Meel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cuntada lagu cuno iyo shaqaale cuntada keena. ld makhaayo, maqaayad, maqaayo.

Erayo la-mid ah

makhaaneSuun dun ka samaysan oo fardaha madaxa loogu xiro. ld maqaam…makhaayaadleQof makhaayad leh. ld maqaayadle.makhabbiyadQof dumar ah oo gurigeeda ku dhowrsan oo aan loo oggoleen in…makharjeM. ah: harar lagu naqshay midabbo kala duwan oo aan kala soo…makhluuq1. Nafleyda Eebbe abbuuray oo dhan; uun. 2. Dad.makhmalMaro xariir ah oo ay haweenkii hore qaadan jireen.makhmaradWeel khamrada laga gato laguna cabbo.makhnaatadHadal ama dhaqan aad u xun. ld makhnaato.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms