Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

makharje

MagacLafdheeri

Macnaha

M. ah: harar lagu naqshay midabbo kala duwan oo aan kala soocnayn.

Erayo la-mid ah

makhaaneSuun dun ka samaysan oo fardaha madaxa loogu xiro. ld maqaam…makhaayaadleQof makhaayad leh. ld maqaayadle.makhaayadMeel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cunt…makhabbiyadQof dumar ah oo gurigeeda ku dhowrsan oo aan loo oggoleen in…makhluuq1. Nafleyda Eebbe abbuuray oo dhan; uun. 2. Dad.makhmalMaro xariir ah oo ay haweenkii hore qaadan jireen.makhmaradWeel khamrada laga gato laguna cabbo.makhnaatadHadal ama dhaqan aad u xun. ld makhnaato.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms