Qaamuuska Asalka
mihi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Ku m.: cid wax aan la siinayn ku hunguri gelin. ld mehi, mohi, muhi.
Erayo la-mid ah
mihiib1. M. ah: hanti la leeyahay, mulki. 2. ld mihiibid.mihiib(Qof) wax hantiyid. ld mahiib.mihiibiCid wax mulkisiin. ld mahiibi, mahiibsii, mihiibsii.mihiibidld mahiib¹, mahiibid, mihiib¹ (2).mihiibinld mahiibin.mihiibsashold mahiibsasho.mihiibsiiU m.: cid hanti siin. ld mahiibsii.mihiibsiinld mahiibsiin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
