Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mihin

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qof in wax la siinayo la dareensiiyo, oo kolkuu wax fisho, haddana aan wixii la siin; walacsi. ld mehin, mohin, mohis, muhin, muhis.

Erayo la-mid ah

mihiKu m.: cid wax aan la siinayn ku hunguri gelin. ld mehi, moh…mihiib1. M. ah: hanti la leeyahay, mulki. 2. ld mihiibid.mihiib(Qof) wax hantiyid. ld mahiib.mihiibiCid wax mulkisiin. ld mahiibi, mahiibsii, mihiibsii.mihiibidld mahiib¹, mahiibid, mihiib¹ (2).mihiibinld mahiibin.mihiibsashold mahiibsasho.mihiibsiiU m.: cid hanti siin. ld mahiibsii.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms