Qaamuuska Asalka
maanganiis
(-yo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Summad Mn. Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka, una jira dabiici ahaan ogsaydh ahaan sida bayroolusayt (MnO). Waxaana loo adeegsadaa sameynta birdhafyada istiilka iyadoo laysku darayo bayroolusayt iyo xadiid laguna gubayo marraaq-danabeed.
Erayo la-mid ah
maan1. Maalinta la joogo. 2. M.ta: beriga. 3. M.ta layl: maalint…maanAwoodda garashada ee qof leeyahay.maanac1. Diidmo, oggolaansho la'aan. 2. ld maanicid.maanacKa m.: cid wax ka maammnuucid.maanacanWax la mamnuucay ahaansho.maanacnaanld maanacnaansho.maanacnaansho/dh ld maanacnaan.maandhaafIs m.: is-afgaranwaayid, isku khilaafid.

