Qaamuuska Asalka
mayrac
MagacLafdheeri
Macnaha
Daajinta xoolaha fiidkii la daajiyo.
Erayo la-mid ah
mayr1. Wax biyo ku dhaqid. 2. U m.: cid u qubayn.mayrCaws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.mayracashold mayracad.mayracidld mayricid.mayraco/mg3 (-cday, catay) 1. (f.g) Xoolo fiid daajisasho. 2. (f.mg…mayranWax la mayray ahaansho.mayran1. Wax la mayray noqosho. 2. Dhar iwm midab bixid.mayraqSaddexda feerood ee sararta u hoosaysa iyo hilibkooda oo isw…

