Qaamuuska Asalka
mayruufin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld mayruufis¹.
Erayo la-mid ah
mayr1. Wax biyo ku dhaqid. 2. U m.: cid u qubayn.mayrCaws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.mayracDaajinta xoolaha fiidkii la daajiyo.mayracXoolo fiid daajin.mayracashold mayracad.mayracidld mayricid.mayraco/mg3 (-cday, catay) 1. (f.g) Xoolo fiid daajisasho. 2. (f.mg…mayran1. Wax la mayray noqosho. 2. Dhar iwm midab bixid.

