0

calyoceshade

m l u (-dayaal, m.l/dh)

(c.nafl.) Dir hoosaad naasleyda qoobabka leh oo ay ka midyihiin idaha, riyaha, lo'da iyo cawsha. Waxa astaan u ah calool afar lakab ah, oo qaybta ugu horaysa la yidhaahdo “ruumen” taas oo burbuisa “selilowska”. Cuntada waxa si ku meel gaadh ah loogu keydiyaa “ruumenka”, halkaas oo dib loogu burburiyo looguna calaaliyo balbka, inta aan la liqin loona gudbin qaybta kala ee caloosha iyada oo dheefshiidku halka ka sii socdo.

0

camaajiir

m l

Midab caddaan iyo madow ama caddaan iyo casaan isugu jira oo ay yeeshaan lo'da iyo riyaha.

0

camaarrey

m dh

Tiro aad u badan oo dad, xoolo iwm ah.

0

camaaryaley

m dh

1. Nooc ka mid ah abeesooyinka waaweyn. 2. Wax tiradoodu aad u badantahay; camaarrey.

0

camajuuji

f g2 (-iyay, -isay)

Wax dhinacyadiisa si xoog leh isugu keenid. ld camandhuuji, camanjuuji.

0

camajuujin

m f dh

ld camadhuujin, camajuujis, camanjuujin.

0

camajuujis

m l

Eeg: camajuujin

0

camal

m l

1. Hawl, shaqo. 2. Abuur, dabeecad. 3. Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale. Tus. “Buuggaas camal ii keen”.

0

camalfal

f mg1 (-alay, -ashay)

1. Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn. 2. Ku c.: amar sidii laga rabay u fulin.

0

camalfalad

m l

Eeg: camalfalasho

0

camalfalasho

m dh

ld camafalad.

0

camalfalid

m f dh

ld camafal¹.

0

camalfalo

f mg3 (-ashay, -alatay)

Camal wanaagsan Eebbe dartii u samayn.

0

camaliyaad

m l w

Eeg: camaliyad

0

camaliyad

m dh (-aad/-ado, m.l)

1. Fal. 2. Dariiq, dhicitaan; hab, qaab. 3. Shaqo, hawl.

0

camalley

m dh (-eeyo, m.dh)

Haweeney xanaaq badan.

0

camallow

m l (-wyo, m.dh)

Nin xanaaq badan.

0

camalsamaan

m f dh

ld

0

camalsamaansho

m l

/dh eeg camalsamow. ld camalsamaan.

0

camalsamaansho,

camalsami.

0

camalsami

m dh

Dabeecad wanaagsan oo qof yeesho. ld camalsamaan.

0

camalsamow

f mg3 (-maaday, -maatay)

Qof camalsan noqosho.

0

camalsan

f mg4 (-amaa, -amayd)

Qof dabeecad wanaagsan ahaansho.

0

camalxumaan

m f dh

ld camalxumaansho, camalxumi, camalxumo.

0

camalxumaansho

m l

/dh ld camalxumaan.

0

camalxumi

m dh

Dabeecad aan wanaagsanayn oo qof yeesho. ld camalxumaan.

0

camalxumo

m dh

Eeg: camalxumaan

0

camalxun

f mg4 (-umaa, -umayd)

Qof aan dabeecad wanaagsanayn ahaansho.

0

camambuur

f mg1 (-ray, -rtay)

Camcanka oo la buuriyo caro darteed.

0

camambuurid

m f dh

ld camambuur¹, cambuur¹ (2), cambuurid.

0

camandhuuji

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: camajuuji

0

camandhuujin

m dh

Eeg: camajuujin

0

camandulle

m l

Farsamo, si aan hagaagsaneyn u sameyn. ld camandulleyn.

0

camandullee

f g2 (-leeyay, -leysay)

Farsamo, si aan hagaagsaneyn u sameyn.

0

camandulleyn

m f dh

ld camandulle.

0

camanjuuji

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: camajuuji

0

camanjuujin

m dh

Eeg: camajuujin

0

camar

m l

1. Nooc cayayaanka yaryar ka mid ah oo hargaha gala. 2. C. ah: qof gaboobay.

0

camarre

m l

Gorayo yar oo aan weli lab iyo dheddig loo kala saari karin.

0

camashoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

U c.: caro dareemid.

0

camashood

m f l

Eeg: camashoo

0

cambaabbur

m l

Canjeelo.

0

cambaar

m l

1. Roob da'a xilli jiilaal. 2. Xiddig magaciis.

0

cambaarayn

m f dh

Eeg: cambaaree

0

cambaarcad

m dh (-dyo, m.dh)

Qawad. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo barobaro cadcad leh; qawad.

0

cambaaree

f g2 (-reeyay, -raysay)

1. Cambaar u yeelid. 2. Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.

0

cambaarmadow

m dh

Cambaar aad u cuncun badan; goosato.

0

cambaaroobid

m f dh

Eeg: cambaarow

0

cambaarow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

1. Wax cambaar ku dhacday noqosho. 2. Wax la dhaleeceeyay noqosho (qof).

0

cambar

m l

Shay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma oo xeebaha laga helo. ld canbar.

0

cambarshe

m l (-shayaal, m.l/dh)

1. Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaadaan oo haweenku qoorta ku xirtaan. 2. Uunsi cambar lagu daray. 3. Nooc cambarka ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn. ld canbarshe.

0

cambaruud

m l

Miro jilcan, midabkoodu cas yahay oo aad u macaan.

0

cambe

m l

Geed weyn, dhulka kuleylaha ka baxa oo leh caleemo dhuudhuuban iyo miro macaan dhexda laf weyn ku leh. ld cambo.

0

cambo

m l

Eeg: cambe

0

cambus

f g1 (-say, -stay)

Wax si aan nadaamsaneyn u laalaabid.

0

cambusid

m f dh

ld cambus¹.

0

cambuul

m l (-llo, m.dh)

1. Tub geed sisin ah oo isku xiran. 2. Hoy yar, caws qoryo iwm ka samaysan oo beeraha laga dhex samaysto. ld abbuul, ambuul, cabbuul.

0

cambuulee

f g2 (-leeyay, -leysay)

Badar cambuulo ka dhigid.

0

cambuuleyn

m f dh

Eeg: cambuulee

0

cambuulo

m dh

Badar la kariyey isagoo iniinahiisa aan la burburin.

0

cambuur

m l (-rro, m.dh)

1. Gashi haweenku qaato oo ilaa lugaha ku eg. 2. ld camambuurid.

0

cambuurid

m f dh

Eeg: camambuurid

0

camcami

f g2 (-iyay, -isay)

Nafley dhulka ku rafin.

0

camcamin

m f dh

ld camcamis, camcamo (3).

0

camcamis

m l

Eeg: camcamin

0

camcamo

m dh

1. Dhul ku rafin aan waxyeello weyn lahayn ee nafley lagu sameeyo. 2. Waqti in door ah; cabbaar. 3. ld camcamin.

0

cammaar

m l kh

C. ah: xarig ama jawaan dun adag ka samaysan.

0

cammayn

m f dh

Eeg: cammee

0

cammee

f g2 (-meeyay, -maysay)

1. Cid khayaamayn. 2. Cid indhatirid.

0

cammir

f g1 (-ray, -rtay)

1. Dukaan, badeeco badan dhigid. 2. Shaah, sonkor, caleen, qoroful, hayl iwm isu dheellitirid.

0

cammiraad

m dh

1. Wax aan dhab ahayn oo meel maran lagu buuxiyo. 2. ld cammirid.

0

cammiran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Wax la cammiray ahaansho (dukaan).

0

cammirid

m f dh

ld cammiraad.

0

cammirnaan

m f dh

ld cammirnaansho.

0

cammirnaansho

m l

/dh ld cammirnaan.

0

cammo

m dh

C. ah: qof aan indhaha wax ka arkayn. ld cammoole.

0

cammoobid

m f dh

cammoole m.l ld cammo.

0

cammow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Cammo noqosho.

0

cammuud

m dh

Ciid jilicsan oo aan lahayn habaas, dhoobo iyo dhagax.

0

can

m l (caman, m.l)

Labada cad ee hilibka ah oo ku yaal wejiga labadiisa dhinac midkood, waxay u dhexeeyaan isha iyo qalka hoose, ama sanka iyo dhegta.

0

canaab

m dh

1. Culays. 2. Daal badan oo la dareemo marka socod dheer la galo.

0

canaad

m l

Eeg: cinaad¹

0

canaadi

m l kh

Eeg: cinaadi

0

canaadid

m dh

Eeg: cinaadid

0

canaadnimo

m dh

Eeg: cinaadnimo

0

canaan

m dh

Hadal kulul oo loo jeediyo qof wax ba'shay.

0

canaanad

m l

Eeg: canaanasho

0

canaanasho

m f dh

ld canaanad.

0

canaaniyo

m l

Gubtahanyo.

0

canaano

f g3 (-ntay, -natay)

Cid canaan u jeedin.

0

canaanyo

m dh

Eeg: cadanyo

0

canaanyoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Eeg: cadanyoo

0

canaanyood

m l

Eeg: cadanyood

0

canaasiir

m dh u

1. Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego. 2. eeg cunsur.

0

canab

m l

1. Geed saaq, dhala miro yaryar, kulkulucsan, caddaan ama guduud ah, cutubcutub u baxa oo sidooda lagu cuno ama khamri laga sameeyo ama inta la qallajiyo sibiib laga dhigo. 2. Miraha geedkaas dhala. 3. C. ah: kuul mirahaas u eg. ld cinab.

0

cananaas

m l

Geed ka baxa kulaylaha oo dhala buruq kuusan, macaan oo korka ku leh qolof kurtumo leh, madaxa sarena caleemo dhuudhuuban oo adag.

0

cananno

m dh

Dhacaan cad, dhirta qaarkeeda ka yimaadda oo ku dhega wixii taabta oo adag.

0

cananyo

m dh

Eeg: cadanyo

0

cananyoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Eeg: cadanyoo

0

cananyood

m l

Eeg: cadanyood