Qaamuuska Asalka
cambuul
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Tub geed sisin ah oo isku xiran. 2. Hoy yar, caws qoryo iwm ka samaysan oo beeraha laga dhex samaysto. ld abbuul, ambuul, cabbuul.
Erayo la-mid ah
cambaabburCanjeelo.cambaar1. Roob da'a xilli jiilaal. 2. Xiddig magaciis.cambaarCudur maqaarka ku dhaca oo goobo-goobo waaweyn oo cuncun leh…cambaarcadQawad. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo b…cambaaree1. Cambaar u yeelid. 2. Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhal…cambaarmadowCambaar aad u cuncun badan; goosato.cambaarow1. Wax cambaar ku dhacday noqosho. 2. Wax la dhaleeceeyay no…cambarShay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma …

