Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cambaaree

(-reeyay, -raysay)
Falg2

Macnaha

1. Cambaar u yeelid. 2. Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.

Erayo la-mid ah

cambaabburCanjeelo.cambaarCudur maqaarka ku dhaca oo goobo-goobo waaweyn oo cuncun leh…cambaar1. Roob da'a xilli jiilaal. 2. Xiddig magaciis.cambaarcadQawad. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo b…cambaarmadowCambaar aad u cuncun badan; goosato.cambaarow1. Wax cambaar ku dhacday noqosho. 2. Wax la dhaleeceeyay no…cambarShay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma …cambarshe1. Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaa…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms