Qaamuuska Asalka
cambaar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Roob da'a xilli jiilaal. 2. Xiddig magaciis.
Erayo la-mid ah
cambaabburCanjeelo.cambaarcadQawad. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo b…cambaaree1. Cambaar u yeelid. 2. Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhal…cambaarmadowCambaar aad u cuncun badan; goosato.cambaarow1. Wax cambaar ku dhacday noqosho. 2. Wax la dhaleeceeyay no…cambarShay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma …cambarshe1. Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaa…cambaruudMiro jilcan, midabkoodu cas yahay oo aad u macaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
