Qaamuuska Asalka
cambaarow
(-oobay, -owday; -oobi)Falmg1
Macnaha
1. Wax cambaar ku dhacday noqosho. 2. Wax la dhaleeceeyay noqosho (qof).
Erayo la-mid ah
cambaabburCanjeelo.cambaarCudur maqaarka ku dhaca oo goobo-goobo waaweyn oo cuncun leh…cambaar1. Roob da'a xilli jiilaal. 2. Xiddig magaciis.cambaarcadQawad. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo b…cambaaree1. Cambaar u yeelid. 2. Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhal…cambaarmadowCambaar aad u cuncun badan; goosato.cambarShay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma …cambarshe1. Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaa…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
