Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cambaarcad

(-dyo, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qawad. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo barobaro cadcad leh; qawad.

Erayo la-mid ah

cambaabburCanjeelo.cambaarCudur maqaarka ku dhaca oo goobo-goobo waaweyn oo cuncun leh…cambaar1. Roob da'a xilli jiilaal. 2. Xiddig magaciis.cambaaree1. Cambaar u yeelid. 2. Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhal…cambaarmadowCambaar aad u cuncun badan; goosato.cambaarow1. Wax cambaar ku dhacday noqosho. 2. Wax la dhaleeceeyay no…cambarShay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma …cambarshe1. Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaa…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms