Qaamuuska Asalka
cambarshe
(-shayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaadaan oo haweenku qoorta ku xirtaan. 2. Uunsi cambar lagu daray. 3. Nooc cambarka ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn. ld canbarshe.
Erayo la-mid ah
cambaabburCanjeelo.cambaarCudur maqaarka ku dhaca oo goobo-goobo waaweyn oo cuncun leh…cambaar1. Roob da'a xilli jiilaal. 2. Xiddig magaciis.cambaarcadQawad. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo b…cambaaree1. Cambaar u yeelid. 2. Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhal…cambaarmadowCambaar aad u cuncun badan; goosato.cambaarow1. Wax cambaar ku dhacday noqosho. 2. Wax la dhaleeceeyay no…cambarShay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma …

