Qaamuuska Asalka
camaajiir
MagacLafdheeri
Macnaha
Midab caddaan iyo madow ama caddaan iyo casaan isugu jira oo ay yeeshaan lo'da iyo riyaha.
Erayo la-mid ah
camaarreyTiro aad u badan oo dad, xoolo iwm ah.camaaryaley1. Nooc ka mid ah abeesooyinka waaweyn. 2. Wax tiradoodu aad…camajuujiWax dhinacyadiisa si xoog leh isugu keenid. ld camandhuuji, …camajuujinld camadhuujin, camajuujis, camanjuujin.camal1. Hawl, shaqo. 2. Abuur, dabeecad. 3. Xanaaq, dhirif, caro.…camalfal1. Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn. 2. Ku c.: amar sid…camalfalashold camafalad.camalfalidld camafal¹.

