Qaamuuska Asalka
camajuuji
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax dhinacyadiisa si xoog leh isugu keenid. ld camandhuuji, camanjuuji.
Erayo la-mid ah
camaajiirMidab caddaan iyo madow ama caddaan iyo casaan isugu jira oo…camaarreyTiro aad u badan oo dad, xoolo iwm ah.camaaryaley1. Nooc ka mid ah abeesooyinka waaweyn. 2. Wax tiradoodu aad…camajuujinld camadhuujin, camajuujis, camanjuujin.camal1. Hawl, shaqo. 2. Abuur, dabeecad. 3. Xanaaq, dhirif, caro.…camalfal1. Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn. 2. Ku c.: amar sid…camalfalashold camafalad.camalfalidld camafal¹.

