Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

camalfal

(-alay, -ashay)
Falmg1

Macnaha

1. Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn. 2. Ku c.: amar sidii laga rabay u fulin.

Erayo la-mid ah

camaajiirMidab caddaan iyo madow ama caddaan iyo casaan isugu jira oo…camaarreyTiro aad u badan oo dad, xoolo iwm ah.camaaryaley1. Nooc ka mid ah abeesooyinka waaweyn. 2. Wax tiradoodu aad…camajuujiWax dhinacyadiisa si xoog leh isugu keenid. ld camandhuuji, …camajuujinld camadhuujin, camajuujis, camanjuujin.camal1. Hawl, shaqo. 2. Abuur, dabeecad. 3. Xanaaq, dhirif, caro.…camalfalashold camafalad.camalfalidld camafal¹.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms