Qaamuuska Asalka
camal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Hawl, shaqo. 2. Abuur, dabeecad. 3. Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale. Tus. “Buuggaas camal ii keen”.
Erayo la-mid ah
camaajiirMidab caddaan iyo madow ama caddaan iyo casaan isugu jira oo…camaarreyTiro aad u badan oo dad, xoolo iwm ah.camaaryaley1. Nooc ka mid ah abeesooyinka waaweyn. 2. Wax tiradoodu aad…camajuujiWax dhinacyadiisa si xoog leh isugu keenid. ld camandhuuji, …camajuujinld camadhuujin, camajuujis, camanjuujin.camalfal1. Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn. 2. Ku c.: amar sid…camalfalashold camafalad.camalfalidld camafal¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
