Qaamuuska Asalka
cammaar
MagacLafdheerikh
Macnaha
C. ah: xarig ama jawaan dun adag ka samaysan.
Erayo la-mid ah
cammee1. Cid khayaamayn. 2. Cid indhatirid.cammir1. Dukaan, badeeco badan dhigid. 2. Shaah, sonkor, caleen, q…cammiraad1. Wax aan dhab ahayn oo meel maran lagu buuxiyo. 2. ld camm…cammiranWax la cammiray ahaansho (dukaan).cammiridld cammiraad.cammirnaanld cammirnaansho.cammirnaansho/dh ld cammirnaan.cammoC. ah: qof aan indhaha wax ka arkayn. ld cammoole.

