Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cammiraad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Wax aan dhab ahayn oo meel maran lagu buuxiyo. 2. ld cammirid.

Erayo la-mid ah

cammaarC. ah: xarig ama jawaan dun adag ka samaysan.cammee1. Cid khayaamayn. 2. Cid indhatirid.cammir1. Dukaan, badeeco badan dhigid. 2. Shaah, sonkor, caleen, q…cammiranWax la cammiray ahaansho (dukaan).cammiridld cammiraad.cammirnaanld cammirnaansho.cammirnaansho/dh ld cammirnaan.cammoC. ah: qof aan indhaha wax ka arkayn. ld cammoole.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms