Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cammir

(-ray, -rtay)
Falg1

Macnaha

1. Dukaan, badeeco badan dhigid. 2. Shaah, sonkor, caleen, qoroful, hayl iwm isu dheellitirid.

Erayo la-mid ah

cammaarC. ah: xarig ama jawaan dun adag ka samaysan.cammee1. Cid khayaamayn. 2. Cid indhatirid.cammiraad1. Wax aan dhab ahayn oo meel maran lagu buuxiyo. 2. ld camm…cammiranWax la cammiray ahaansho (dukaan).cammiridld cammiraad.cammirnaanld cammirnaansho.cammirnaansho/dh ld cammirnaan.cammoC. ah: qof aan indhaha wax ka arkayn. ld cammoole.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms