Qaamuuska Asalka
cananaas
MagacLafdheeri
Macnaha
Geed ka baxa kulaylaha oo dhala buruq kuusan, macaan oo korka ku leh qolof kurtumo leh, madaxa sarena caleemo dhuudhuuban oo adag.
Erayo la-mid ah
canaab1. Culays. 2. Daal badan oo la dareemo marka socod dheer la …canaanHadal kulul oo loo jeediyo qof wax ba'shay.canaanashold canaanad.canaaniyoGubtahanyo.canaanoCid canaan u jeedin.canaasiir1. Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego. 2. eeg c…canab1. Geed saaq, dhala miro yaryar, kulkulucsan, caddaan ama gu…canannoDhacaan cad, dhirta qaarkeeda ka yimaadda oo ku dhega wixii …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
