Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

canaab

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Culays. 2. Daal badan oo la dareemo marka socod dheer la galo.

Erayo la-mid ah

canaanHadal kulul oo loo jeediyo qof wax ba'shay.canaanashold canaanad.canaaniyoGubtahanyo.canaanoCid canaan u jeedin.canaasiir1. Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego. 2. eeg c…canab1. Geed saaq, dhala miro yaryar, kulkulucsan, caddaan ama gu…cananaasGeed ka baxa kulaylaha oo dhala buruq kuusan, macaan oo kork…canannoDhacaan cad, dhirta qaarkeeda ka yimaadda oo ku dhega wixii …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms