Qaamuuska Asalka
canaano
(-ntay, -natay)Falg3
Macnaha
Cid canaan u jeedin.
Erayo la-mid ah
canaab1. Culays. 2. Daal badan oo la dareemo marka socod dheer la …canaanHadal kulul oo loo jeediyo qof wax ba'shay.canaanashold canaanad.canaaniyoGubtahanyo.canaasiir1. Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego. 2. eeg c…canab1. Geed saaq, dhala miro yaryar, kulkulucsan, caddaan ama gu…cananaasGeed ka baxa kulaylaha oo dhala buruq kuusan, macaan oo kork…canannoDhacaan cad, dhirta qaarkeeda ka yimaadda oo ku dhega wixii …

