Qaamuuska Asalka
cananno
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhacaan cad, dhirta qaarkeeda ka yimaadda oo ku dhega wixii taabta oo adag.
Erayo la-mid ah
canaab1. Culays. 2. Daal badan oo la dareemo marka socod dheer la …canaanHadal kulul oo loo jeediyo qof wax ba'shay.canaanashold canaanad.canaaniyoGubtahanyo.canaanoCid canaan u jeedin.canaasiir1. Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego. 2. eeg c…canab1. Geed saaq, dhala miro yaryar, kulkulucsan, caddaan ama gu…cananaasGeed ka baxa kulaylaha oo dhala buruq kuusan, macaan oo kork…

