Qaamuuska Asalka
canab
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Geed saaq, dhala miro yaryar, kulkulucsan, caddaan ama guduud ah, cutubcutub u baxa oo sidooda lagu cuno ama khamri laga sameeyo ama inta la qallajiyo sibiib laga dhigo. 2. Miraha geedkaas dhala. 3. C. ah: kuul mirahaas u eg. ld cinab.
Erayo la-mid ah
canaab1. Culays. 2. Daal badan oo la dareemo marka socod dheer la …canaanHadal kulul oo loo jeediyo qof wax ba'shay.canaanashold canaanad.canaaniyoGubtahanyo.canaanoCid canaan u jeedin.canaasiir1. Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego. 2. eeg c…cananaasGeed ka baxa kulaylaha oo dhala buruq kuusan, macaan oo kork…canannoDhacaan cad, dhirta qaarkeeda ka yimaadda oo ku dhega wixii …

