Qaamuuska Asalka
canaasiir
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
1. Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego. 2. eeg cunsur.
Erayo la-mid ah
canaab1. Culays. 2. Daal badan oo la dareemo marka socod dheer la …canaanHadal kulul oo loo jeediyo qof wax ba'shay.canaanashold canaanad.canaaniyoGubtahanyo.canaanoCid canaan u jeedin.canab1. Geed saaq, dhala miro yaryar, kulkulucsan, caddaan ama gu…cananaasGeed ka baxa kulaylaha oo dhala buruq kuusan, macaan oo kork…canannoDhacaan cad, dhirta qaarkeeda ka yimaadda oo ku dhega wixii …

