Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

camandulle

MagacLafdheeri

Macnaha

Farsamo, si aan hagaagsaneyn u sameyn. ld camandulleyn.

Erayo la-mid ah

camaajiirMidab caddaan iyo madow ama caddaan iyo casaan isugu jira oo…camaarreyTiro aad u badan oo dad, xoolo iwm ah.camaaryaley1. Nooc ka mid ah abeesooyinka waaweyn. 2. Wax tiradoodu aad…camajuujiWax dhinacyadiisa si xoog leh isugu keenid. ld camandhuuji, …camajuujinld camadhuujin, camajuujis, camanjuujin.camal1. Hawl, shaqo. 2. Abuur, dabeecad. 3. Xanaaq, dhirif, caro.…camalfal1. Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn. 2. Ku c.: amar sid…camalfalashold camafalad.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms