0

casee

f g2 (-seeyay, -saysay)

1. Wax midab cas u yeeelid. 2. Kabo buraash marin. 3. Qof xisaab socota leh, deyn muddo gaaban siin (banki).

0

caseelli

m l

Eeg: caseewi

0

caseewi

m dh

Nooc timirta ka mid ah, lafa yaryar oo guduud xigeen ah. ld caseelli.

0

caseeye

m l (-yayaal, m.l/dh)

Qof shaqadiisu tahay kabaha in uu buraasheeyo.

0

cashar

m l (-rro, m.dh)

1. In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi. 2. Tahliil.

0

cashari

f g2 (-iyay, -isay)

Nafley tahliil ku firdhin.

0

casharin

m f dh

ld casharis.

0

casharis

m l

Eeg: casharin

0

cashatab

m l (-byo, m.dh)

Hal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajab¹.

0

cashatebi

f mg2 (-iyay, -isay)

Eeg: cashatab²

0

cashatebid

m f dh

ld cashatebin, cashatebis, catajebid, catajebin.

0

cashatebin

m dh

Eeg: cashatebid

0

cashatebis

m l

Eeg: cashatebid

0

cashayn

m f dh

Eeg: cashee

0

cashaysii

f g2 (-iiyay, -iisay)

Cid casho siin.

0

cashaysiin

m f dh

Eeg: cashaysii

0

cashee

f mg2 (-sheeyay, -shaysay)

Eeg: cashaysii

0

cashi

m l

Cudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeyaan ku rido.

0

cashibbax

m l

1. C. ah: xoolo cashi ka bogsooday. 2. ld cashibbixid.

0

cashibbixi

f g2 (-iyay, -isay)

Xoolo cashi ka daweyn.

0

cashibbixid

m f dh

ld cashibbax¹ (2).

0

cashibbixin

m f dh

ld cashibbixis.

0

cashibbixis

m l

Eeg: cashibbixin

0

cashiiraysad

m l

Eeg: cashiiraysasho

0

cashiiraysasho

m f dh

ld cashiiraysad, cashiiraysi.

0

cashiiraysi

m l

Eeg: cashiiraysasho

0

cashiirayso

f g3 (-stay, -satay)

Cid cashiiro ka dhigasho.

0

cashiiro

m dh u

Qaraabo.

0

cashin

m dh

Eeg: cashiyid

0

cashiyid

m f dh

ld cashin.

0

casho

m dh (-ooyin, m.l)

1. Cunto habeenkii la cuno. 2. Maalin.

0

cashri

f g2 (-iyay, -isay)

Nafley tahliil ku firdhin.

0

cashrin

m f dh

ld cashris.

0

cashris

m l

Eeg: cashrin

0

cashuur

m l

Eeg: canshuur¹

0

cashuuran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Eeg: canshuuran

0

cashuurasho

m dh

Eeg: canshuurasho

0

cashuurid

m dh

Eeg: canshuurid

0

cashuurnaan

m dh

Eeg: canshuurnaan

0

cashuurnaansho

m l

/dh ld canshuurnaan.

0

cashuuro

f g3 (-rtay, -ratay)

Eeg: canshuuro

0

casiimad

m dh

Eeg: casiimo

0

casiimayn

m f dh

Eeg: casiimee

0

casiimaysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax casiimo lagu akhriyay ahaansho.

0

casiimaysnaan

m f dh

ld casiimaysnaansho.

0

casiimaysnaansho

m l

/dh ld casiimaysnaan.

0

casiimee

f g2 (-meeyay, -meysay)

Cid casiimo ku akhrin.

0

casiimo

m dh

Qoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxyeelleeyo; asmo. ld casiimad.

0

casiin

m l

Eeg: casaan¹

0

casiis

m l

1. Ilaah. 2. C. ah: ciso leh.

0

casiisad

m dh

1. C. ah: ciso leh (haweenay). 2. Kimis, si gaar ah oo farsamo iyo aalad badan u baahan, loo sameeyo.

0

casiisnimo

m dh

Cisiis ahaan.

0

casil

f g1 (-ilay, -ishay)

Qof jago hayo ka qaadid.

0

casilaad

m dh

1. Ka qaadista nin siyaasi ah xilka. 2. ld casilid.

0

casilid

m f dh

ld casilaad (2).

0

casir

f mg1 (-ray, -rtay)

Xanuun aad ah oo qabatin ah caloosha ka dareemid.

0

casirid

m f dh

Eeg: casir²

0

caskarayn

m dh

Eeg: askarayn

0

caskaree

f g

/mg2 (-reeyay, -raysay) ld askaree.

0

caskari

m l

Eeg: askari

0

caskarinnimo

m dh

Eeg: askarnimo

0

caskramaroodi

m l

Eeg: askarmaroodi

0

casmali

m l kh

C: ah: shaah aan caano lagu darin; bigays.

0

casow

f mg3 (-saaday, -saatay)

Wax cas noqosho.

0

casri

m l

1. Sebenka markaa la joogo. 2. C. ah: wax cusub oo waqtiga la socda.

0

casriyayn

m f dh

Eeg: casriyee

0

casriyee

f g2 (-yeeyay, -yaysay)

Wax, wax cusub oo waqtiga la socda ka dhigid.

0

casumaad

m l (-do, m.l)

Cunto ka kooban noocyo badan oo qof la sharfayo loo sameeyo. ld casuumad.

0

casuman

f mg4 (-mnaa, -mnayd)

Wax la casumay ahaansho.

0

casumid

m f dh

Eeg: casun

0

casumnaan

m f dh

ld casumnaansho.

0

casumnaansho

m l

/dh ld casumnaan.

0

casun

f g1 (-umay, -untay; -umi)

Cid casuumad u fidin.

0

casuumad

m dh

Eeg: casumaad

0

casuuro

m dh

Midab casaan xigeen ah.

0

casuus

m dh

Midab cas oo caddaan ku jiro.

0

cataabid

m f dh

ld catow¹ (2).

0

catajab

m l

Eeg: cashatab¹

0

catajabid

m dh

Eeg: cashatebid

0

catajebi

f mg2 (-iyay, -isay)

Eeg: cashatab²

0

catajebin

m dh

Eeg: cashatebid

0

catajebis

m l

Eeg: cashatebid

0

catar

m l (-rro, m.dh)

Hoore udgoon, la isku carfiyo oo aalkolo lahayn, oo ka kooban saliid iyo waxyaabo kale. ld cadar (3).

0

catatab

m l

Eeg: cantatab¹

0

catatabid

m dh

Eeg: cantatabid

0

catatar

m l kh

C. ah: qandho kulul.

0

catatarid

m f dh

Eeg: catatar²

0

cataw

(qof). 3. ld cabaadid.

0

catiir

m l (-rro, m.dh)

1. Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah. 2. ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.

0

catiiran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Wax la catiiray ahaansho (sariir).

0

catiirid

m f dh

ld catiiris.

0

catiiris

m f dh

ld catiirid.

0

catiirnaan

m f dh

ld catiirnaansho.

0

catiirnaansho

m l

/dh ld catiirnaan.

0

catir

m dh (-ro, m.l)

Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir¹.

0

catiran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Weel, wax la catiray ahaansho. ld cartiran, catireysan.

0

catirayn

m dh

Eeg: catirid

0

catiree

f g2 (-reeyay, -raysay)

Eeg: catir²

0

catireysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Eeg: catiran

0

catireysnaan

m dh

Eeg: catirnaan