Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

catir

(-ro, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir¹.

Erayo la-mid ah

catiir1. Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah. 2. ld caddiir.…catiir1. Sariir catiir ku samayn. 2. Xarig caw ka samayn.catiiranWax la catiiray ahaansho (sariir).catiiridld catiiris.catiirisld catiirid.catiirnaanld catiirnaansho.catiirnaansho/dh ld catiirnaan.catiranWeel, wax la catiray ahaansho. ld cartiran, catireysan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms