Qaamuuska Asalka
catiir
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah. 2. ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.
Erayo la-mid ah
catiiranWax la catiiray ahaansho (sariir).catiiridld catiiris.catiirisld catiirid.catiirnaanld catiirnaansho.catiirnaansho/dh ld catiirnaan.catirCad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld carā¦catirWeel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld caā¦catiranWeel, wax la catiray ahaansho. ld cartiran, catireysan.

