Qaamuuska Asalka
casilaad
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Ka qaadista nin siyaasi ah xilka. 2. ld casilid.
Erayo la-mid ah
casiimaysanWax casiimo lagu akhriyay ahaansho.casiimaysnaanld casiimaysnaansho.casiimaysnaansho/dh ld casiimaysnaan.casiimeeCid casiimo ku akhrin.casiimoQoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxye…casiis1. Ilaah. 2. C. ah: ciso leh.casiisad1. C. ah: ciso leh (haweenay). 2. Kimis, si gaar ah oo farsa…casiisnimoCisiis ahaan.

