Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

casiimo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxyeelleeyo; asmo. ld casiimad.

Erayo la-mid ah

casiimaysanWax casiimo lagu akhriyay ahaansho.casiimaysnaanld casiimaysnaansho.casiimaysnaansho/dh ld casiimaysnaan.casiimeeCid casiimo ku akhrin.casiis1. Ilaah. 2. C. ah: ciso leh.casiisad1. C. ah: ciso leh (haweenay). 2. Kimis, si gaar ah oo farsa…casiisnimoCisiis ahaan.casilQof jago hayo ka qaadid.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms