Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

casiimaysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Wax casiimo lagu akhriyay ahaansho.

Erayo la-mid ah

casiimaysnaanld casiimaysnaansho.casiimaysnaansho/dh ld casiimaysnaan.casiimeeCid casiimo ku akhrin.casiimoQoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxye…casiis1. Ilaah. 2. C. ah: ciso leh.casiisad1. C. ah: ciso leh (haweenay). 2. Kimis, si gaar ah oo farsa…casiisnimoCisiis ahaan.casilQof jago hayo ka qaadid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms