Qaamuuska Asalka
canshuuran
(-rnaa, -rnayd)Falmg4
Macnaha
Wax la canshuuray ahaansho (hanti). ld cashuuran.
Erayo la-mid ah
canshuurLacag boqolkiiba in laga qaado hantida dadweynaha si ay dawl…canshuur1. Hanti canshuur ka bixin. 2. Cid canaadid. ld cashuur².canshuurashold cashuurasho.canshuuridld cashuurid.canshuurnaanld canshuurnaansho, cashuurnaan, cashuurnaansho.canshuurnaansho/dh ld canshuurnaan.canshuuroHanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro.canshuurqaad; Canshuurqaadid; canshuurqaade.

