Qaamuuska Asalka
canshuur
(-ro, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Lacag boqolkiiba in laga qaado hantida dadweynaha si ay dawladdu ugu fuliso danta guud. ld cashuur¹.
Erayo la-mid ah
canshuuranWax la canshuuray ahaansho (hanti). ld cashuuran.canshuurashold cashuurasho.canshuuridld cashuurid.canshuurnaanld canshuurnaansho, cashuurnaan, cashuurnaansho.canshuurnaansho/dh ld canshuurnaan.canshuuroHanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro.canshuurqaad; Canshuurqaadid; canshuurqaade.canshuurqaadeQof dadweynaha ka soo ururiya canshuurta. ld canshuurqaad (2…

