Qaamuuska Asalka
askarnimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Askari ahaansho. ld askarinnimo, caskarinnimo, caskarnimo.
Erayo la-mid ah
askaaris(baay.) Abla-ablaynta qaarkeed waxay ka tirsanyihiin duulka …askaraynld caskarayn.askaree/mg2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g)Askari ka dhigid (qof). 2. (…askari1. Qof ciidanka dagaallama ka mid ah, welina aanxiddigo iyo …askarmaroodi1. Qof aan ahayn shaqaale rasmi ah oo mararka qaarkood uu ad…askax1. Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
