Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

askari

(askar, m.dh; askaro, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof ciidanka dagaallama ka mid ah, welina aanxiddigo iyo alifyo midna la siin; dable. 2. Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigaba ha lahaado). ld askar, caskari.

Erayo la-mid ah

askaaris(baay.) Abla-ablaynta qaarkeed waxay ka tirsanyihiin duulka …askaraynld caskarayn.askaree/mg2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g)Askari ka dhigid (qof). 2. (…askarmaroodi1. Qof aan ahayn shaqaale rasmi ah oo mararka qaarkood uu ad…askarnimoAskari ahaansho. ld askarinnimo, caskarinnimo, caskarnimo.askax1. Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu …
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms